3:03 pm - Saturday August 23, 5851

Robben – ‘Ka badan baan ka filayay Real Madrid’

Aidarous

Laacibka baasha uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Arjen Robben ayaa ku dooday inuu 1-0 ka badan ka filanayay kooxda reer Spain ee Madrid kadib ciyaartii semi finel Champions League ee fiidkii caawa guuldarada 1-0 ka ahi ku soo gaadhay garoonka Santiago Bernabeu.

Robben oo laba sanno ku qaatay Madrid ka hor intii aanu ku biirin Bayern Munich 2009 kii, ayaa diiday in awooda kooxdiisu ay tahay mid mala awaal ah ee aanay ahayn mid midho dhal samaysa.

“Waa inaan u doodaa kooxdayda.” ayuu weeraryahanka reer Holland ku yidhi warbaahinta NOS oo uu waraysi siiyey markii ciyaartu dhamaatay.

“Waxaanu ku soo bandhignay Santiago Bernabeu inaanu naha koox heer caalami ah, laakiin hadana waa nalaga guulaystay, waxaanu ahayn kooxda awooda badan. Waxaan ka filayay ka badan Real Madrid.

“Waxaan ka filayay Madrid inay na dardarto laakiin halkii ay sidaas ka samayn lahaayeen way na sugayeen oo waxay noo ogolaadeen inaanu garoonka si walba u dhex qaadno.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ramos Oo Amaanay Difaacii Ay Kala Horyimaadeen Bayern, Guushana Arintaas u Nisbeeyey

Beckenbauer oo si amakaag ah u fasiray guuldaradii Bayern ka soo gaadhay Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: