11:40 pm - Sunday July 23, 2017

Roma oo garaacday Ac milan iyo ciyaartoy Miralem Pjanic oo gool layaableh dhaliyey

Abdiwahab Ahmed

Ciyaar aad loo sugaayey oo habeenkii xalay ahaa oo labada kooxood ee reer Talyani ku dhex Martay garoonka Roma ayaa waxay ku soo gabagabawday 2 iyo 0 ay kooxda Roma ku badisay.

Guushan ay kooxda Roma gaadhay ayaa ka dhigay in ay ku sii dhawaato kooxda hogaanka u haysa kooxaha Talyaaniga ee Juventus,
Kooxda Roma waxaa u saxeexay goolkii u horeeyey daqiiqadii 45 ciyaartoyga miralem pjani, Waxaa labeeyey haftime danbe ee ciyaarta, weereryahyhii hore ee Arsenal Gervinho.

Guul daradan ay la kulan tay kooxda acmilan ayaa waxay hoos u sii dhigaysaa rajadii ay ka Qabtay in ay ka qayb gasho koobka labaad ee eururpen league loo yaqaan.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Tababarihii Hore Ee Barcelona Tito Vilanova Oo Dhintay

Klopp oo ku gacan saydhay kooxda Manchester United

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: