Ronaldo iyo Marcelo Oo Madrid Si Fudud U Dhaafiyey Schalke + Sawiro

Real Madrid ayaa talaabo iyo dheeraad la sii gashay diilintii ay kaga gudbi lahayd wareega 16 ka ee horyaalka Naadiyada Yurub ee Champions League kadib markii ay 2-0 ku garaacday kooxda Schalke oo ay ugu marti ahayd garoonkeeda Veltins Arena ee magaalada Gelsenkirchen wadanka Germany.Schalke 0-2 Real Madrid 1
Cristiano Ronaldo ayaa iska maydhay ceebtii gool la’aanta ahayd ee mudo haysatay kooxdiisana hogaanka ugu dhiibay kubad uu madax ugu dhaliyey qaybtii hore ee ciyaarta, halka qaybtii labaad gool quruxdiisa la yaabay uu shabaqa ku ruxay Marcelo labadaas kubadood oo u ogolaaday naadiga lagu naanayso Los Blancos inay guul fudud ka gaadhaan kooxda Jarmalka ah.Schalke 0-2 Real Madrid 7

Maadaama Ciyaarta labaad lagu ciyaarayo garoonkeeda Bernabeu, kooxda Schalkena laga rabo 3-0 inay ku badiso , waxay u muuqataa inaanay taasi u suurto gal ahayn naadiga uu wato De Mateo , oo ay sidaas ku gudubtay kooxda Tababare Ancelotti.Schalke 0-2 Real Madrid 2 Schalke 0-2 Real Madrid 3 Schalke 0-2 Real Madrid 4 Schalke 0-2 Real Madrid 5 Schalke 0-2 Real Madrid 6 Schalke 0-2 Real Madrid 7 Schalke 0-2 Real Madrid 8 Schalke 0-2 Real Madrid 9 Schalke 0-2 Real Madrid 10 Schalke 0-2 Real Madrid Schalke 0-2 Real Madrid 11

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Oo Ka Hadlay Falkii Taageerayaasha Chelsea Sameeyeen Xallay

Basle 1-1 Porto: Rigoodhihii Danilo Oo Meesha Ka Saaray Goolkii Derlis Gonzalez

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com