Ronaldo Oo Jebiyey Rikoodhkii Messi ee Goolasha Champions League Hal XIli CIyaareed

Xidiga Cristiano Ronaldo ayaa jabiyey rikoodhkii uu dhigay Lionel Messi ee goolasha hal xili ciyaareed oo horyaalka Champions League ah kadib markii uu dhaliyey laba gool oo kamid ah goolashii 4 ta ahaa ee ay Real Madrid ku garaacday Bayern Munich caawa.

Ciyaaryahankan 29 jirka ah ayaa gool shabaqa ku hubsaday ciyaartii Semi finel ka horyaalka Yurub ee Real Madrid Aliez Arena ku dubatay kooxda Bayern Munich caawa, goolashaas oo kor u qaaday kana dhigay 16 gool, goolasha uu Ronaldo xili ciyaareedkan 2013-14 ka dhaliyey Horyaalka Yurub.

Ronaldo ayaa imika laba gool dheer, goolashii uu rikoodhka hore ugu xidhay Messi, kaas oo 14 gool dhaliyey 11 ciyaarood oo uu saftay horyaalkii Yurub ee xili ciyaareedkii 2011-12.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Real Oo Burburisay Bayern Munich Iyo Guardiola – (0-5 agg) Una Gudubtay Finel-ka Champions League

Bale: Waa sababtan Ta Aan Ku Doortay Inaan Kamid Noqdo Real Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com