Sababtii Rasmiga ahayd ee ay u baaqatay Ciyaartii Man City Iyo Borussia Monchengladbach

Kulankii heerka Group yada Champions League ee dhex mari lahaa Manchester City iyo kooxda Jarmalka ah ee Borussia Monchengladbach ayaa loo baajiyey roobab iyo duufaano qariyey garoonkii ciyaaru ka dhici lahayd.

Roob aad u xoog badan, ayaa gal iyo haro weyn ka dhigay garoonka Manchester City ee Etihad , taas oo ay ka dhici lahayd ciyaar Champions League ku tirsan, balse aakhirkii 15 daqiiqo ka hor xiliga qorshuhu ahaa in ciyaartu bilaabato ayaa lagu dhawaaqay in ciyaartu cimilo xumo darteed u baaqatay, maalin kale oo aan ilaa hadda la shaacinina dib loogu dhigay.

Warsaxaafadeed rasmi ah, oo City soo saartay, ayaa lagu yidhi “daadad xoogan oo garoonka qariyey ayaa qasab ka dhigay in go’aankan loo qaato sababo amaan”.

A sign at the Eithad Stadium explains that City's Champions League match has been called offThe Etihad Stadium was hit by heavy rainfall before Manchester City's game was postponed

Manchester City's  goalkeeper Willy Caballero kicks a ball on the waterlogged pitch

The travelling fans had begun to make their way inside before being told of postponement

The Dutch match official is seen kicking the ball during the pitch inspection on Tuesday night

A Borussia Monchengladbach supporter wrings out his shirt as heavy rain falls on Tuesday 

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Arsenal Oo Barbaro Ka Xoogsatay PSG + Sawiradii Kulanka

Wasaaradda Ciyaaraha Oo Maalinta Berrito Ku Dhawaaqi Doonta Xilliga Uu Qabsoomi Doono Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com