Salah, Lampard iyo Willian Oo Chelsea Ku Celiyey Hogaanka Premier League

Tababare Jose Mourinho naadiga uu horboodayo ee Chelsea ayaa dib ugu ruqaan satay hogaaminta horyaalka Premier League, kadib markii ay si fudud u dhaaftay kooxda Stoke City.

Hogaamintan kumeel gaadhka ah ayaa waxa The Blues ka caawiyey, xidigaha uu ugu horeeya wiilka ay bishii January la soo wareegtay ee Mohamed Sallah.

Wiilka reer Masar ayaa shabaqa dhigay gool qurux badan oo noqonaya kiisii labaad ee uu kooxda reer London u dhaliyo mudadii gaabnayd ee uu la joogay.

Xidiga Frank Lampard ayaa kubad xanaaqad ah oo lagu gallay isla xidiga Salah , shabaqa dhigay qaybtii dambe ee ciyaarta , ciyaartana ka dhigay 2-0 , iyadoo uu noqonayo goolkiisii 171 aad ee uu horyaalka Ingiriiska ka dhaliyo , waxaanu kaalinta afraad ee xidiga ugu gooldhalinta badan la wadaagaa Weyne Rooney.

Goolka saddexaad  ee Chelsea hogaanka horyaalka sida ku meel-gaadhka ah ugu dhiibay ayaa waxa dhaliyey Willian.

Chelsea ayaa la filayaa inaanay ku raagin  hogaaminta , waxaanay ka dhursugi doontaa ciyaarta West Ham United  ? – ?  Liverpool.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Real Madrid Oo Lacag Badan Ku Doonaysa Coutinho Iyo Suarez

Munich Oo 54 Ciyaarood Kadib Dhadhamisay Qadhaadhka Guuldarada

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com