Santi Cazorla: “Arsenal waxay xiisanaysa helitaanka Goolhayaha Real Madrid Iker Casillas”

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Santi Cazorla, ayaa sheegay in kooxdiisa Arsenal ay dooneysa saxiixa goolhaya kooxda Real Madrid ee dalka Spain markii uu furmo suuq kala iibsiga ciyaartooyda ee xagaaga.

Goolhayahan u dhashay xulka qarankja dalka Spain ayaa xilli ciyaareedkan 10 kulan kasoo muuqday tartan koobka horyaallada yurub, laakiin horyaalka La Liga kursiga keydka ugu jira goolhayahe Diego Lopez “Waan u sheegay inaan rabo inuu igula soo biiro Arsenal, ayuu Cazorla u sheegay Sport360 “Xaaladiisa ma aha mid sahlan, laakiin go’aanka isaga ayaa iska leh”Kooxo badan ayaa raadinaaya saxiixiisa oo ay ku jirto Arsenal, lakiin waxaan qabaa inay tahay mid adag inuu ka tago Real Madrid maxaaa yeelay kooxda xushmad ayay u heysa isaga, isla markaana wuxuu ogyahay waxuu ka doonayo koox kale isaga ku sugan Real Madrid” ayuu Cazorla hadalkiisa kusoo afjaray.

Si kastaba, 32-jirkan ayaa haatan qandaraaska uu kula jiro kooxda ku ciyaarta garoonka Bernabeu wuxuu dhacayaa 2017-ka.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Yaab: Ronaldo oo tababarka kooxda Real isaga tegay kadib xanuun uu dareemay

Casillas: Xavi imuu Caayim Hadal Xuna Iima Odhan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com