6:55 am - Sunday August 20, 2017

Sawirada iyo Magacyada martidii daawatay kulankii Chelsea iyo Atletico Madrid

Khadar Dirir

Marti sharaf badan ayuu qaabilay xalay garoonka Stamford Bridge ee ay ku ciyaarto Chelsea kuwaas oo daneynayay kulanka Semi finalka ee Atletico Madrid iyo Chelsea.

Sidii ay filayeen martidan iyo wixii dhacay maaha wax isku dhow oo Chelsea ayaa 3-1 lagu garaacay garoonkeeda.

Macaliminta Man United ee ah halyeeyada kubada cagta England Phil Neville iyo Paul Scholes ayaa ka mid ahaa, sidoo kale saaxiibta Frank Lampard Christine Bleakley ayaa Stamford Bridge ku sugneyd.

Mudaribka ama tababaraha Xulka England Roy Hodgson oo hada ku mashquulsan xiliga kama dambeysta uu ku dhawaaqi lahaa xulkiisa ayaa daawanayay ciyaartan waliba Cole ayuu qiimeynayay xaaladiisa.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.
Filed in

Tababare Mourinho Oo shaaciyey inuu waqti dheer la soo joogayo kooxda Chelsea 

Top:Manchester United oo doonatay Supper Mario Balotelli

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: