11:24 am - Friday June 23, 2017

Shan Arrimood Oo ay Chelsea guul ku gaadhi karto kulanka caawa Ee PSG

Aidarous

Inkastoo ay liidato rejada ay Chelsea ugu soo gudbi karto same-final ka Champion League ayaa misane laacibkii hore ee Arsenal Martin Keown ee ka mid ah qoraayaasha Dail Mail uu aaminsan yahay inay Chelsea soo gudbi karto haddii ay qaado shantan talaabo.

-Inay Chelsea aaminto Frank Lampard khadka dhexena kala ciyaarsiiso David Luiz isagoo sheegay inuu laacibka khibrad leeyahay isla markaana uu ogyahay baahid wayn ee loo qabo in la gudbo habeenadan oo kale.

-Inay Chelsea joojiso ninka dheereeya ee weerarka kaga ciyaara PSG Ezequiel Lavezzi.

In xiddigaha khadka dhexe iyo weerarka Chelsea ay ku ordaan daafacyada PSG iyagoo kolkaa heli doona free kick-yo halis ah amaba rikoodhayaal

-In Chelsea ay dhulka ku cidhiidhido wiilka yar ee khadka dhexe u maamula PSG ee Marco Verratti isla markaana u diido inuu kubbad ka heysto.

In Chelsea ay kalsooni u muujiso Fernando Torres isla markaana ay soo safto kulanka caawa kubadahana uga dhiibto meelaha halista ah.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Filed in

Zabaleta Digniin : Manchester City Waa Inaanaan Xataa Barbar dhac Ka Ogolaan Liverpool

AMAKAAG: Mourinho oo xalay eray la yaab leh oo af-Talyaani ah kula kaftay Sky Calcio!

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: