Shil Diyaaradeed Oo Sababay dhimashada 8 Qof Oo Ciyaaryahano Faransiis ahi Ku Jiraan

Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa sharaxay sida weyn ee uu uga murugeysan yahay dhimashada sideed ruux oo Faransiis ah oo ay ku jiraan sadax qof oo lagu yaqaano ciyaaraha.
Waxay ku dhinteen shil ka dhex dhacay laba labo diyaaradaha Helicopters-ka ah oo ka dhacay wadanka Argentina. Saaxiibada ciyaartoyda ayaa sheegay inay aad uga naxeen.shil diyaaradeed oo 8 qof ku dhinteen 1
Dadka dhintay waxa ay ka qeybgalayeen barnaamij uu dhigayay Tv Faransiis ah. Saraakiisha waxa ay ku sheegeen in saddexda ciyaaryahan ee dhimatay ay kala yihiin Camille Muffat oo ku guulaysatay billadda dahabka ee dabaasha London 2012, Alexis Vastine oo feedhyahan ahaa, iyo Florence Arthaud oo badmareen aheyd.
Labadii duuliye ee diyaaradaha waday oo u dhashay wadanka Argentina ayaa iyaguna shilkaas ku geeriyooday.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Video: Daawo 70 gool oo ka mid ah 76 gool oo uu Champions League ka dhaliyey Cristiano Ronaldo

Dareenka Liita Ee Casillas, Modric Iyo Ancelotti Ee Ciyaartii Xalay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com