Simeone: “Neymar Istuurtuurku waa u astaan laakiin wuu eedi doonnaa”

dMacallinka Atletico Madrid ee Diego Simeone, ayaa hadal afka ah la helay weerar yahanka Neymar , isagoo ku doodaya in xiddigga Barcelona uu isku bahdilay wax uu ku sheegay istuurtuur uu garroomada ka sameeyo, gaar ahaan kulankii habeen hore ee barbaraha ku dhamaaday oo ahaa lugta hore ee wareegga rubuc-dhamaadka Champions League. Qanaaska reer Brazil ayaa barbarraha u dhaliyay /Blaugrana/, isagoo si qurux badan uga faa’iidaystay baaskii Andres Iniesta ee cajiibka ahaa, hase ahaatee Simeone ayaa qaba in aanay doodi ka taagnayn hibada iyo xirfada wiilkan soo baxaya, bale uu eber iskaga dhigayo sida sahlan ee uu dhulka isugu tuuro “Is tuur-tuurka waa u astaan, sida Alexis Sanchez oo sidaa yeeli jiray markii aan macallinka ugu ahaa River Plate.”ayuu u sheegay Sky Sport.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Alex Oo quud-daraynaya inuu heshiiska u kordhiyo Kooxdiisa Paris Saint-Germain

PSG Oo Doonaysa Inay Zidane ku Bedesho Tababare Blanc

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com