11:33 am - Friday June 23, 2017

Song Oo Saddex Kulan Oo Ganaax Ah Lagu Riday

Aidarous

Laacibka khadka dhexe ee xulka qaranka Cameroon Alex Song ayaa laga ganaaxay saddex ciyaarood kadib casaankii uu kaga baxay kulankii xulkiisu la ciyaarayay wadanka Croatia.

Ciyaaryahankan kooxda Barcelona ayaa kulanka laga saaray qaybtii horeba markaas oo uu suxul maalaayacni ah damcay inuu dhabarka kaga dhufto weeraryahanka xulka Croatia Mario Mandzukic.

Camaroon oo 10 ciyaaryahan ku soo hadhay, waxa lagaga badiyey 4-0 sidaasna waxay kaga hadhay ciyaaraha koobka aduunka.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Daawo | Portugal Oo Dirqi Kaga Baxsatay Inay Ka Hadhaan K-Aduunka & Mashxaradii USA Oo Meesha Ka Baxday

Cunsuriyiin Cusub oo faro ba’an ku haya ciyaaraha Adduunka!

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: