Suurtagal Maaha In La Dhigo Rigoodhayaal Badan Ciyaarta El Clasico : Pepe

Ciyaaryahanka difaaca kooxda Real Madrid ee Pepe, ayaa ku nuux nuux saday inaanay macquul ahayn in garsooruhu amro kubado rigoodhayaal ah oo badan sidii dhacday kulankii hore ee El Clasico oo Barcelona ku guulaysatay garoonka Bernabeu, goolasha ay ku badisayna laba kamid ahi ahaayeen Rigoodhayaal halka Real Lafteeda Rigoodhe loo qabtay ciyaartaasi.

“Anaga ayaa guusha u qalmaynay ciyaartii Bernabeu, macquulna may ahayn in la qabto dhamaan rigoodhayaashii uu garsooruhu amray oo dhan. Waxaan filaynaa in guud ahaan taageerayaashayadu na garab istaagaan kulanka Caawa, Labada kooxood waa isku awood, fursadahana waa loo siman yahay.”

“La yaab nagumay noqon guuldaradii Barcelona kala kulantay Granada oo todobaad dhan isku diyaarinaysay siday guul u gaadhi lahayd, anagaba wali waa nalagu canaantaa khaladaadkii aanu samaynay.”

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Walaalka la dhashay Zlatan Ibrahimovic Oo loo Aasay qaabka Muslimiinta

Deschamps: Faransiisku Ma Haysto Awoodii Uu Ku Qaadi Lahaa Koobka Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com