Tababaraha David Moyes Oo Gacanta Loo Geliyey Magacyada 7-Da Ciyaaryahan Oo Uu La Soo Wareego Xagaaga

Moyes

Macalinka kooxda Man United David Moyes, ayaa loo sheegay inuu xagaaga lasoo saxeexdo 7

ciyaaryahan oo uu soo qortay madaxa indho indheeyaasha United ninka lagu magacaabo Ed Woodward.

The Daily Express ayaa laga soo xigtay in macalinkii hore ee kooxda Everton gacanta loo geliyey aduun

gaaraya £100million si uu ula soo saxeexdo wiilasha Raadeerka u saaran.

Daafaca birta ah ee Porto waa wiilka madow ee lugu magacaabo Eliaquim Mangala, daafaca da’da yar ee

Southampton Luke Shaw ayaa ugu horeeya daafacyada uu doonayo inuu United ku xoojiyo xagaaga.

Xiddiga khadka dhexe ee Sporting Lisbon William Carvalho, ayey sidoo kale United indhaha ku haysaa,

labada xiddig ee Juventus Paul Pogba iyo Arturo Vidal ayaa liiska ka muuqda.

Labada Ciyaaryahan ee reer Jarmal Toni Kroos oo Bayern Munich khadka dhexe uga ciyaara iyo Marco

Reus ayuu Moyes doonayaa inuu xagaaga lasoo saxeexdo.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Maal-qabeenka Inter Milan iibsaday Oo Duullaan Ciyaartoy Doonis Ah Ku Qaadaya Chelsea, Man City iyo Real Madrid

Manchester City Oo Old Traford Ku Dubatay Ciidankii Moyes

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com