Tababare Jürgen Klopp Oo aaminsan in Bayern Munich garaaci karto dhiggooda  Real Madrid

Jürgen Klopp waxa uu yidhi” Nasiib wanaagsan ayaan u rajeynaa Bayern Munich kulanka Real Madrid, in kastoo laga soo badiyay kulanki hore way awooda inay u gudbaan fiinaalka.

Waxa uu sii raaciyay tababare Klopp hadalkiisii “In kastoo gool nadiifa lagu soo tumay, waxaan rumeysanahay in weli ay heystaan fursad ay ugu gudbi karaan fiinaalka Championka.”