Tababare Mourinho Oo shaaciyey inuu waqti dheer la soo joogayo kooxda Chelsea 

Tababaraha reer Portugal Joe Mourinho ayaa mar kale ka hadlay mustaqbalkiisa Chelsea, isagoo markaan sheegay inuu la sii joogayo kooxda Blues waqti dheer, hadalka Jose ayaa ku soo aaday ka hor kulanka Atletico Madrid uu waajahayo ee semi-finalka Champions League.

Mourinho ayaa sannadkii hore ku soo laabtay kooxda ka dhisan London, kadib saddex sanno uu la soo joogay kooxda Madrid, mar la weydiiyay mustaqbalkiisaChelsea? waxa uu ku jawaabay waxaan la leeyahay xidhiidh gaara dadka halkan jooga, waxaan jecelahay inaan sii joogo waligey.

Jose laba horyaal ayuu kula guuleystay Chelsea iyo hal FA Cup, isagoo hada kaalinta labaad uga jira tartanka horyaalka, sidoo kalana u sharraxan finalka Champions League.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Arsenal Oo Kaalinta 4-aad Bannaysatay Kana Guulaysatay Newcastle

Sawirada iyo Magacyada martidii daawatay kulankii Chelsea iyo Atletico Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com