1:26 pm - Saturday June 24, 2017

Tababarihii Hore Ee Barcelona Tito Vilanova Oo Dhintay

Abdiwahab Ahmed

Tabarihii hore oo kooxda bercelona Tito Vilonava ayaa ku dhintay isaga oo 45 jira ah, xaalada cafimaad daro ee Tito waxay bilaabanatay markii uu la soo darsay xanuunka dilaaga ah ee cancer oo caloosha ka haleelay.

Tito Vilonova waxaa uu shaqada Bercelona kala wareegay tababare Pep Guardiola, waxaanu kooxda kula guulastay horyaalka dalka Spain, markii uu xanuunku dhulka dhigtay ayaa maamulka kooxda iyo Tito laftiisu isla qaateen in uu is casilo oo baneeyo shaqada tababarenimada Barca.

Madaxwenaha Bercelona qoraal uu soo saaray ayuu ku yidhi:

“Tito wuxuu ku suntanaan doonaa taariikhda naadiga Barcelona, waanu uga mahadcelinaynaa shaqo walba oo uu noo soo qabtay intii uu noola.”

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Barcelona Oo Si Rasmi Ah ula Soo Wareegtay Hummels

Roma oo garaacday Ac milan iyo ciyaartoy Miralem Pjanic oo gool layaableh dhaliyey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: