Tag Archives Italy

Taageerayaasha Arsenal oo war Farxad Leh...

Taageerayaasha Arsenal oo war Farxad Leh Ka Helay Ozil

Taageerayaasha Arsenal inkastoo ay wadnaha farta ku hayaan ciyaarta Sabtida ee Manchester United martida u yihiin, haddana war wanaagsan ayaa u soo yeedhay kaas oo sheegaya in xiddiga kubadda qaabeeya ee reer Germany Mesut Ozil uu ku dhawyahay heshiis uu qalinka ku duugo oo suurtagal ka dhigaya in... read more »

Jarmalka Oo Rigoodhayaal Naf Bax Ah Ku R...

Jarmalka Oo Rigoodhayaal Naf Bax Ah Ku Reebay Italy Una Gudbay Semi Final

Xulka qaranka Germany ayaa kaga badiyey Italy ciyaar tartan weyn ah taariikhda markii koobaad si ay isaga xaadiriyaan Semi finalka Euro 2016 kadib markii ciyaar la isku naf baxay ay rigoodhayaashii loo dhigay 6-5 guusha kula hoydeen. Kadib markii la isku mari waayay 90 kii daqiiqo iyo 30 kii ku... read more »

Shakira Oo U Caqli Celinaysa Wiilkeeda M...

Shakira Oo U Caqli Celinaysa Wiilkeeda Milan Kadib Guuldaradii Spain Ee Eur...

Milan, oo ah wiilka curad ee ciyaaryahan Gerard Pique iyo fanaanad Shakira ayaa baroor kala joojin waayay isagoo hooyadii gosha ku hayso, markii xulka Spain guuldarada 2-0 ka ah ay kala kulmeen Italy ciyaartii wareega 16 dhamaadka tartanka Euro 2016 Isniintii. Xidigta fanka ee reer Columbia ayaa... read more »

Switzerland Oo Iska Celisay France Una G...

Switzerland Oo Iska Celisay France Una Gudbay 16 Dhamaadka

Xulalka Switzerland iyo France ayaa ku kala baxay barbar dhac gool la’aan ah, taas oo qaranka Swiss u suurto galisay inay France ku weheliyaan xulalka u gudbay wareega 16 dhamaadka Euro 2016 ee Group A. Paul Pogba – ayuu markale tabbobaruhu ku soo daray liiska ciyaaryahanada bilowga... read more »

Talyaaniga Oo Afka Ciida U Daray Scotlan...

Talyaaniga Oo Afka Ciida U Daray Scotland Ciyaar Malta Ku Dhex Martay

Xulka qaranka Italy ayaa afka ciida u daray Scotland ciyaar saaxiibtinimo oo labada qaran ku dhex martay wadanka Malta. Ciyaaryahanka kooxda Southampton ee Graziano Pelle ayaa u dhaliyey Talyaaniga, goolka madiga ah ee guushu ku raacday, ciyaartan diyaar garowga tartanka Euro 2016 ahayd. Scotland... read more »

Taageerayaasha Arsenal oo war Farxad Leh Ka Helay Ozil

Taageerayaasha Arsenal inkastoo ay wadnaha farta ku hayaan ciyaarta Sabtida ee Manchester United martida u yihiin, haddana war wanaagsan ayaa u soo yeedhay kaas oo sheegaya in xiddiga... read more »

Jarmalka Oo Rigoodhayaal Naf Bax Ah Ku Reebay Italy Una Gudbay Semi Final

Xulka qaranka Germany ayaa kaga badiyey Italy ciyaar tartan weyn ah taariikhda markii koobaad si ay isaga xaadiriyaan Semi finalka Euro 2016 kadib markii ciyaar la isku naf baxay ay... read more »

Shakira Oo U Caqli Celinaysa Wiilkeeda Milan Kadib Guuldaradii Spain Ee Euro 2016

Milan, oo ah wiilka curad ee ciyaaryahan Gerard Pique iyo fanaanad Shakira ayaa baroor kala joojin waayay isagoo hooyadii gosha ku hayso, markii xulka Spain guuldarada 2-0 ka ah ay kala... read more »

Switzerland Oo Iska Celisay France Una Gudbay 16 Dhamaadka

Xulalka Switzerland iyo France ayaa ku kala baxay barbar dhac gool la’aan ah, taas oo qaranka Swiss u suurto galisay inay France ku weheliyaan xulalka u gudbay wareega 16 dhamaadka... read more »

Talyaaniga Oo Afka Ciida U Daray Scotland Ciyaar Malta Ku Dhex Ma...

Xulka qaranka Italy ayaa afka ciida u daray Scotland ciyaar saaxiibtinimo oo labada qaran ku dhex martay wadanka Malta. Ciyaaryahanka kooxda Southampton ee Graziano Pelle ayaa u dhaliyey Talyaaniga,... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com