Tag Archives xulka

Gool-dhalinta Horyaalka Spain ee Xili-ci...

Gool-dhalinta Horyaalka Spain ee Xili-ciyaareedkan

Luis Suarez iyo Lionel Messi ayaa si wada jir ah u hoggaaminaya gool-dhalinta horyaalka waddanka Spain ee LaLiga. Messi iyo Suarez ayaa dhaliyey min 12 gool, waxaana kaalinta labaad ku jira Cristiano Ronaldo oo afka hore uga ciyaara Real Madrid oo shabaqa taabsiiyey 10 gool. Aspas oo Celta Vigo ah... read more »

Guddoomiyaha Kooxda Wasaarada Maaliyada ...

Guddoomiyaha Kooxda Wasaarada Maaliyada Oo Kawaramay Heerka Ay Kooxdu Maray...

Gudoomiyaha kooxda kubada cagta ee Wasaarada Maaliyada JSL, Kamaal Maxamed Yuusuf ayaa ka xog waramay heerka horumarka kooxdu Marayo iyo Sidoo kale Safaro Tiro-badan oo dhawaan U Qorshaysan inay u baxaan gobolada Jamhuuriyda Somaliland. Kooxda Wasaarada Maaliyda oo kamid ah kooxaha heerka koowad... read more »

Wax Ka Barro Taariikhda Xiddiga Gobollka...

Wax Ka Barro Taariikhda Xiddiga Gobollka Maroodi-Jeex & Kooxda D.H.H Ma...

Shabakadda ciyaaraha ee Cadalool.com iyada oo ay ka go’an tahay horena aad uga barateen dhiiri-gelinta iyo xusidda ciyaaraha kala duwan ee Somaliland, waxa ay halkan idiinku soo gudbinaysaa taariikhda macaan ee ciyaartoyga kubadda cagta ee gobolka Maroodi-Jeex iyo kooxda heerka koowaad ee D.H.H... read more »

Wax ka Baro Ciyaartoyada Ugu Dheer iyo K...

Wax ka Baro Ciyaartoyada Ugu Dheer iyo Kuwa Ugu Gaaban Ee Kubada Cagta

Xidigaha dunida ka caanka ah ayaa qaarba ku caan baxeen arimo kala duwan, hadaba ma laga yaaba inay jiraan xidigo ku caan baxay dhererkooda oo aan saaamayn badan ku lahayn kubada cagta dunnida, hadaba  Qoraalkeenan ayaanu ku eegi doonaa maanta xidigaha ugu dheer iyo kuwa gaabnaa ee kubada cagta... read more »

Habeenkii Madoobaa Ee Guardiola Ku Bahdi...

Habeenkii Madoobaa Ee Guardiola Ku Bahdilay Mourinho 400 Milyan Oo Daawadey...

Markii ugu horreysay ee Jose Mourinho uu tago Nou Camp isagoo hoggaaminaya Real Madrid oo ay colaad wey ka dhaxayso reer Catalonia, natiijo aan la filaynin ayaana uu kala kulmay oo ahayd 5-0, iyadoo ay ciyaartaas la socdeen in ka badan 400 milyan oo dunida dacalladeeda kala joogay. Iyadoo sabtida... read more »

Gool-dhalinta Horyaalka Spain ee Xili-ciyaareedkan

Luis Suarez iyo Lionel Messi ayaa si wada jir ah u hoggaaminaya gool-dhalinta horyaalka waddanka Spain ee LaLiga. Messi iyo Suarez ayaa dhaliyey min 12 gool, waxaana kaalinta labaad ku jira... read more »

Guddoomiyaha Kooxda Wasaarada Maaliyada Oo Kawaramay Heerka Ay Kooxdu Marayso iyo Safaro D...

Gudoomiyaha kooxda kubada cagta ee Wasaarada Maaliyada JSL, Kamaal Maxamed Yuusuf ayaa ka xog waramay heerka horumarka kooxdu Marayo iyo Sidoo kale Safaro Tiro-badan oo dhawaan U Qorshaysan... read more »

Wax Ka Barro Taariikhda Xiddiga Gobollka Maroodi-Jeex & Kooxda D.H.H Maxamuud Goofindh...

Shabakadda ciyaaraha ee Cadalool.com iyada oo ay ka go’an tahay horena aad uga barateen dhiiri-gelinta iyo xusidda ciyaaraha kala duwan ee Somaliland, waxa ay halkan idiinku soo... read more »

Wax ka Baro Ciyaartoyada Ugu Dheer iyo Kuwa Ugu Gaaban Ee Kubada Cagta

Xidigaha dunida ka caanka ah ayaa qaarba ku caan baxeen arimo kala duwan, hadaba ma laga yaaba inay jiraan xidigo ku caan baxay dhererkooda oo aan saaamayn badan ku lahayn kubada cagta... read more »

Habeenkii Madoobaa Ee Guardiola Ku Bahdilay Mourinho 400 Milyan O...

Markii ugu horreysay ee Jose Mourinho uu tago Nou Camp isagoo hoggaaminaya Real Madrid oo ay colaad wey ka dhaxayso reer Catalonia, natiijo aan la filaynin ayaana uu kala kulmay oo ahayd 5-0, iyadoo... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com