7:30 pm - Friday August 18, 2017

Tageeraasha Germany oo war lagu farxo helay

Abdiwahab Ahmed

Tageerayaasha xulka Germanya ayaa war lagu tiirsado ka helay dhakhaatiirta kooxda Germany kuwaas oo cadeeyey in goolawada xulka Germany uu diyaar u yahay in uu safto kulanka xulka Gemany uu wajihi doona dalka Portugal.
Neuer ayaa la cadeeyey in uu soo noqon doono kulanka Portugal iyada oo intaa ka raaciyey in ay wax walbaab ay u socdaan sidii loogubtalo galay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Sadaal : Shanta Dal ee Afrcia u metalayaa koobka Aduunka

Koobka Aduunka Oo Taariikhda Markii Ugu horeysay Laga Daawan Doono Samada

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: