horyaalka-somaliland-awda

Daawo – Saaxil 0-2 Awdal : Ciyaartii Finalka Koobka Goboladda Oo Dhamaystiran

Halkan ka daawo РCiyaarta Finalka ama Gunaanadka Koobka Goboladda Somaliland garoonka Hargeysa Stadium oo kubbadda cagta ay ku wada ciyaareen gobolada Saaxil iyo Awdal.


Gobolka Awdal ayaa ku noqday horyaalka Gobolada Somaliland, kadib markii uu 2-1 kaga adkaaday xulka Gobolka Saaxil kulanka Gunaanadka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa gudoonsiiyey, xulkii guushu raacday, koobka sanadkan.

Madaxweynuhu, wuxuu sidoo kale koobabkii ay ku guuleysteen gudoonsiiyey, xulka Gobolka Saaxil oo noqday horyaalka kubbada kolayga sanadkan, iyo Xulka ku guuleystay abaal marinta sanadka ee orroddada.