10:12 am - Wednesday June 28, 2017

Top:Manchester United oo doonatay Supper Mario Balotelli

Khadar Dirir

Manchester United ayaa lala xidhiidhinayaa inay la soo wareegto dhamaadka xagaagan weeraryahankii hore ee Manchester City hadana ka tirsan AC Milan Supper Mario Balotelli.

Wejiyo cusub ayaa lagu arki doonaa Man United xagaaga soo socda balse waxaaa dad badan ka yaabisay dalabka Man United ay u direyso Balotelli oo waqti fiican ku qaatay City.

Rossoneri ayaa aad u daneyneysa Van Persie iney keentay Italy, waxaana ay diyaar u yihiin Balotelli in Manchester United ay siiyaan.

Weeraryahankii hore ee Man City Balotelli ayaa ku ceeboobay kulankii Roma iyo Milan isagoo si cadha leh macalinka Milan uu ku yidhi maxaad ii badaleysaa.

Mario Balotelli waxaa si weyn u jeclaa inuu la soo wareego ka hor inta aanuu  fadhiisan Sir Alex Ferguson markaas uu Balotelli ka tirsanaa Inter Milan.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Filed in

Sawirada iyo Magacyada martidii daawatay kulankii Chelsea iyo Atletico Madrid

Rui Faria Oo Xayiraad 6 Kulan Ah Garoomada Laga Saaray

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: