Valentine’s Day: Sawir Gacmeed Cajiib Ah Oo Laga Sameeyey xiddigaha dunida

cartoonSawir gacmeed cajiib ah oo ku saabsan maalinta jacaylka gaalada ee Valentine’s day ayaa lagu soo bandhigay qaar ka mid ah shabakadaha ciyaaraha ee dunida, kaas oo ay ka muuqdaan xiddigaha Lionel Messi oo ay weheliso xaaskiisa, Diego Costa oo ay haweenaydiisu la joogo iyo Robben & Lewandowsk oo kaligood iska fadhiya. Waxa isna dhinac gaar u taagan Ronaldo oo muraayad isku daawanaya iskuna diyaarinaya in uu ka qayb galo xafladda maalinta jacaylka. Waxa uu sawir gacmeedku soo bandhigayaa fallaadh jacayl oo mid walba ciyaartooyadan dhabarka kaga taalla, laakiin fallaadha Ronaldo waa ay ka duwan tahay.

Ronaldo waxa ay dhawaan kala tageen haweenay ay saaxiibo ahaayeen, waxaanu hadda raacdo ugu jiraa xaas uu ku dego.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Diego Costa Oo Ku Taamaya Hanashada Champion League

Nin Qaawan Oo Dhex Qaaday Garoonka Ciyaartii Furitaanka Koobka Aduunka Ee Ciyaarta Cricket-ka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com