Vazquez Oo Safka Hore Ugu Jira Juventus

Ciyaaryahanka Khadka Dhexe kooxda Parma uga ciyaara ee Vazquez ayaa lagu soo waramayaa inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Turin ka dhisan ee Juventus.Juventus oo la wareegtay xidiga Vazquez
Warfidiyaha wadanka Talyaaniga caankana ku ah ciyaaraha ee Tuttosport ayaa bogiisa hore soo dhigay in Xidiga reer Argentina ee Franco Vazquez uu u wareegay Juventus.
Laacibkan 25 sanno jirka ah ayaa u soo ciyaarayay naadiga Palermo tan iyo sanadkii 2012 kii.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Markovic Oo 4 Ciyaarood La Ganaaxay

Courtois Oo Chelsea ku Guntaday Habeen Mourinho Cashar Faransiis Loo Dhigay – Sawiro

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com