Vicente del Bosque Oo Khalkhalkii Buskii Xulka Chile Iska Fuulay

Vicente del Bosque
Vicente del Bosque

Tababaraha xulka Spain , Vicente del Bosque ayaa loo tilmaamay buskii xulkiisa loona sheegay inaanu ahayn tababaraha xulka Chile kadib markii uu isagoo khalkhalsan ku booday buskii loogu tallo gallay inuu qaado kooxdii xulkiisa dhulka jiiday xallay ee Chile.

Vicente del Bosque oo sii fuulaya buskii xulka Chile

Vicente del Bosque oo sii fuulaya buskii xulka Chile

Spain oo haysata koob aduunkii ugu dambeeyey ee 2010 , ayaa ciyaartii labaadba laga reebay tartanka sanadkan , si fool xun , 2-0 lagaga adkaaday, iyadoo ciyaartii furitaankana Holland 5-1 mucjiso ahayd u dhiibtay si daran doori ah.

Vicente del Bosque oo Laga soo rogay bus-ka Xulka Chile loona tilmaamayo kiisii

Vicente del Bosque oo Laga soo rogay bus-ka Xulka Chile loona tilmaamayo kiisii

Tababaraha oo la weydiiyey bal in Spain shaxda Tiki Taka wax ka bedelayso , markii ciyaartu dhamaatay , wuxuu kaga jawaabay .”Waxay ila tahay in qarankani aad u fiican yahay, laakiin waa inaanu qaadanaa go’aanka ah sida u fiican kubada cagta Spain, taas oo aan aniguna ku dabaqi doono inay la jaanqaado naftaydu.”

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Engaland ma ka badbaadi kartaa wadadii Spain?

Colombia Oo Kabaha La Dul-martay Ivory Coast (Sawiraddii Ciyaarta)

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com