(Video) Balotelli Oo Feedh Ku Garaacaya Qof Kale

 

Mario Balotelli ayaa shabakada khaaska ah ee uu ku leeyahay , Facebook.  Waxa uu ku baahiyey fariin digniin ah oo uu ku feedh baranayo qof , u muuqda nin ay saaxiibo yihiiin , oo isu soo diyaariyey feedh feedhkan.

Ninkan muran abuurka u dhashay ee Mario  iskuna magacaaba Super , ayaa  Muuqaalkan uu baahiyey ugu xoog sheeganaya  qofka kale ee kula jira.

.Sidaadii uu u qaybtiyey ,  ayay durba jabisay , rikoodhka daawashada ee dunida ,……


 

MarioBallotelli

 

Halkan Ka Daawo Video -gaas