Video – Barcelona Garaacday Villarreal

Kooxda Barcelona ayaa 3 gool iyo 1 kaga adkaatay kooxda Villarreal oo marti ugu ahayd garoonkeeda Camp Nou, ciyaar is araga koobaad ee koobka boqorka wadanka Spain ee Coppa del Rey.

Goolal ay u kala dhaliyeen xidigaha – Leonel Messi, Andres Iniesta iyo Gerard Pique ayaa Barca u saamaxay inay si fudud uga talaabsadaan Villarreal.

Daawo dhacdooyinkii oo Dhamaystiran

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Wiil Uu Dhallay Ciyaaryahan Skrtel Oo Garoonka Anfield Dhex Qaaday Ciyaartii Tottenham

Willian La Arag-yaaba Waddo La Arrag

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com