Video: Daawo 70 gool oo ka mid ah 76 gool oo uu Champions League ka dhaliyey Cristiano Ronaldo

RonaldoLaacibka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo waxa uu dhaliyey 76 gool tartanka Champions League, waxaanay booskaas ku wada fadhiyaan Lionel Meiss iyo Raul, kuwaas oo u caawa dhaafi karo haddii uu goolal ka dhaliyo Schalke.

Haddaba, halkan ka daawo 70 gool oo ka mid ah 76-daas gool.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

David Luiz Oo Jose Mourinho Uga Digay In Uu Difaac Galo ciyaarta Habeen dambe

Shil Diyaaradeed Oo Sababay dhimashada 8 Qof Oo Ciyaaryahano Faransiis ahi Ku Jiraan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com