1:18 pm - Saturday June 24, 2017

(Video) Dad Ku Xoomay Ronaldo Hadiyadona Siiyey, Oo Waxba Ka Soo Qaadi Waayay Fabio Coentrao Oo Ay Wada Socdeen

Aidarous
Cristiano Ronaldo iyo Coentreo oo baaburka wada saaran

Yax yad iyo amakaag ayaa u dhamaaday laacibka baasha difaaca uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Fabio Coentrao kadib markii ay dhiniciisaba soo eegi waayeen taageerayaal ay jidka ku salaameen isaga iyo Cristiano Ronaldo oo wada socday.

Sida aad ka aragto muuqaalka Video-ga , baabuur ay saarnaayeen labada ciyaaryahan oo uu wade ka yahay Ronaldo ayaa meel jid ah u istaagay dadweyne kuwaas oo sida shinada ugu xoomay Cristiano isla markaana gudoon siiyey hadiyado badan , balse indhaha ka qarsaday xidiga difaaca oo barbarkiisa fadhiyey,.

Khajilaad xad dhaaf ah ayaad ka dareemaysaa Coentrao daqiiqado dhan oo ay sawirona la galayeen xidiga la socday .
Ka bogo oo daawo muuqaalka

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Messi: Ma Doonayo Inaan Ku Guulaysto Koobka Aduunka Haddii…..

(Video) - Diego Simeone Oo Markii Ugu Horeysay Yeeshay Facebook & Twitter Caruurtiisana Fariintii Koowaad Ka Hellay

(Video) – Diego Simeone Oo Markii Ugu Horeysay Yeeshay Facebook & Twitter Caruurtiisana Fariintii Koowaad Ka Hellay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: