VIDEO: Danilo oo Porto Gool u Dhaliyey

Laacibka baasha midigta difaaca ah uga ciyaara naadiga Porto ee Danilo ayaa Real Madrid tusay sababta ay uga bixiyeen €31.5 million – ka si ay xagaagan ula soo wareegaan, isagoo gool qurux badan Todobaadka ku soo af-jaray.

Xidiga qaranka Brazil ayaa shabaqa ku ruxay kubad aad u qurux badan kulan naadiga Portaqiiska ah ee uu ka tirsan yahay ku xasuuqay 5-0 kooxda Estoril.

Goolkan ayaa noqonayaa kii Afraad ee uu Danilo xili ciyaareedkan dhaliyo, isagoo saftay 25 ciyaarood oo horyaalka ah, waana Kan goolkaasi ee daawasho Haboon!

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Booliska Turkey Oo Xidhay Laba Qof Oo Lagu Xidhiidhiyey Rasaastii Fenerbahce

Luis Enrique Oo Beeniyey In Uu Saluugay Neymar

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com