Video: Milicsiga Ciyaartii u dambeysay ee Arsenal vs Monaco

Garoonka Fly Emirates waxa caawa ku kulmi doona labada kooxood ee Arsenal iyo Monaco oo isku arki doona ciyaarta koowaad ee is-aragga 16ka ee Champions League.

Arsenal ayaa garoonkeeda ku martigelin doonta Monaco oo uu hore u tababari jiray Arsene Wenger intii aanu sannadkii 1996kii qabsanin Arsenal.

 

Halkan ka daawo ciyaartii u dambaysay ee dhex martay labada kooxood

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Kaka Oo Loo Magacaabay Kabtanka cusub ee Orlando City

Daawo: Saadaasha kulanka Bayern Leverkusen vs Atletico Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com