5:37 pm - Thursday July 27, 2017

Waa Kuma Xidiga Reer Brazil Ee Dunida Ku Xujeeyey Sawir uu Aad U Yar yahay.?

Aidarous

Isagoo ku lebisan garan midabkiisu buluug yahay,laakiin aanay ku oolin timaha uu hadda caanka ku yahay, dhukurnaana u dhaw, ayuu ku baahiyey bartiisa Twitter ka uu ku leeyahay , xidig caan ka ah Dunida, xulka Brazil ee sanadkana lagu soo daray, waxaanu cinwaan uga dhigay….. MIYAAD GARANAYSAAN WIILKAN YAR.

Xidiga qaranka Brazil iyo naadiga Chelsea oo lagu yaqaan markuu garoonka ku jiro dabeecad samaan , weji furan iyo qosol ilko cadayn u badan , ayaa Twitter kiisa ku baahiyey sawir uu ahaa caruur , isla markaana muuqaal ahaan dhinaca dabeecada uu aad uga duwan yahay …. Ciyaaryahan da’yar oo si cadho ku jirto u taagan , afkana buuraya timuhuna u jaran yihiin ilaa gunta ,

Oo aan lahayn timaha rastada ah ee aad ku soo sooci karto David , ayuu hoosta kaga qoray…. ‘Do You Know This little boy.?. oo macneheedu yahay ‘ Miyaad garanaysaan wiilkan yar.?

David LuisDavid Luis 2

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Barcelona Fursad Taariikhi Ah Ayay Haysataa Kulanka Atletico – Xavi

Eto'o oo Ficil kaga jawaabaya weedhaha Mourinho

Eto’o: Mourinho Doqoniimo Ayaa Ka Keentay Eto’o Waa Duq

Related posts
One Response to “Waa Kuma Xidiga Reer Brazil Ee Dunida Ku Xujeeyey Sawir uu Aad U Yar yahay.?”
  1. # 15/05/2014 at 5:17 pm

    waa david luis

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: