Waalli-cas: Iniesta Oo La Barbar dhigay Geed

Andres Iniesta waxa uu ka mid ahaa xiddigaha khadka dhexe ugu fiicnaa adduunka, balse haatan balaayo ayaa haysata oo hoos u dhac weyn ayaa ku habsaday. Marka aad eegto waxyaabaha laga soo calaamadeeyay horyaalka La Liga-ha 12-kii bilood ee la soo dhaafay muu samayn wax caawin ah sidoo kalena wax gool ah ma uu dhallin.iniesta-vineyard-3

Hore waxaa arrin u yaab leh ahayd inay ka goolal badan yihiin xirfadiisa difaacyada kala ah John Terry iyo Sergio Ramos, laakiin markan sheekadu intaas way ka duwan tahay, haddii aanu 12-bilood wax gool ah aanu dhallin La Liga-ha isla markaasna aanu caawin ka gaysan goolal taas waxaynu odhan karnaa waxaa ka wax soo saar fiican muddadaas 12-ka bilood ah geedkan sawirrka ka muuqda oo samaystay 7812 caleemood. Isku soo wada duubo, xaalka maanta ee Andres Iniesta xiddigii khadka dhexe ugu wanaagsanaa geedka ayaa dhaama ama ka wax soo saar fiican.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Halyeeyadii Reer France Ee 1998 Koobka Adduunka Paris Kaga Qaaday Brazil Oo Goob Joog Ka Ahaa Aar-goosigii Habeen Hore

Juventus Oo Qarka U Saaran Helida Oscar Iyo Dzeko

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com