11:24 am - Friday June 23, 2017

Waan Jecelahay Palace! Nasri Oo Horkacayay Dabaal Deg City Ka Samaysay Barta Twitter Guuldaradii Liverpool Darteed

Aidarous

Ciyaaryahanada kooxda Manchester City ayaa damaashaad iyo dabaaldeg aan hore loo arag ka dhigay baraha bulshadu ku kulanto ee Twitter iyo facebook , kuwaas oo u dabaal degayay guuldaradii la soo daristay Liverpool ee ahayd barbardhaca Crystal Palace xallay.

Samir Nasri oo hogaaminayay ragii sida weyn loola dhacay qoraalada ay soo dhigayeen Twittaradooda ayaa wuxuu isla markii ay ciyaartu dhamaatayba soo dhigay qoraalkan :-

”Waxaasaa ciyaara – Waxaasaa Horyaal la yidhaahdaa – Waan jecelahay Crystal Palace si aad ah waliba, imika waxa la gaadhay markayagii aanu hawsha iska gunaanadi lahayn.”

Kuma koobnayn Nasri oo kali ah , ee waxaa jiray xidigo kale oo iyaguna farxadooda soo dhigay baraha bulshadu ku kulanto, ee kala soco wixi soo kordha shabakada Cadalool.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Rodgers: Liverpool Wey Uga Dhamaatay Horyaalkana Manchester City Ayaa Iska Leh

Evra: Tagista Vidic Xanuunkeeda Waanu Dareemi Doonaa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: