Walcott iyo Koscielny oo Arsenal dib ugu soo celiyey Kaalinta 4 aad

Theo Walcott ayay culays badan ka dul qaaday dib u soo kabashadii Arsenal ee guulaha ciyaarta Derbiga woqooyiga London kadib markii ay 2-1 kaga guulesatay kooxda Leicester City.Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 1

Xidiga xulka Ingiriisku wuxuu shabaqa ku ruxay goolkii labaad ee Naadiga Gunners ay guushu ku raacday, isagoo labeeyey mid Laurent Koscielny uu ku furay gool dhalinta ciyaartan xidiagaha tababare Arsene Wenger ay dhibcaha ku qaateen garoonkooda the Emirates, iyagoo ka soo kabtay guuldaradii Sabtidii Tottenham ku baday garoonka White Hart Lane.Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 8

Natiijadan ayaa kooxda Arsenal ku soo celisay kaalinta afraad ee kala saraynta horyaalka, oo laga yaabo inay sii hayaan maalin kaliya, Ciyaaryahan Walcott ayaa cabiraya dareenkiisa kadib markii ay saddexdi dhibcood hanteen.

“Kadib niyad jabkii ciyaartii derbiga ahayd had iyo jeer wey fiican tahay inaad natiijo heshaa,” ayuu ku yidhi Sky Sports. “Qaab ciyaareedkii aanu soo bandhignay ma ahayn mid u wanaagsan sidii aanu ahaan jirnay laakiin saddexdii dhibcoodba waanu ku guuleysanay.

Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 7 Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 6 Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 5 Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 4 Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 3 Arsenal oo dib ugu soo noqotay kaalinta 4 aad 2

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Florentino Pérez Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Iska Casilo Real Madrid

Balotelli oo Goolkii Ugu Horeeyey Horyaalka Intii Uu Liverpool La Joogay Guul Ugu Horseeday

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com