8:33 am - Saturday August 19, 2017

War deg-deg ah:  Kooxda Man.United Oo Shaqadii Tababarnimo ka Eryay David Moyes

Khadar Dirir

 

Kooxdan Manchester United ayaa shaqadii tababarenimo ka caydhisay David Moyes, kadib muddo 10 bilood ah uu macallin ka ahaa garoonka Old Trafford markii uu shaqadan kala wareegay macallinkii hore ee Kooxdaas Sir Alex Ferguson.

Guddoomiye ku-xigeenka kooxda United Ed Woodward ayaa markii uu kulan fool ka fool ah kula qaatay Carrington Moyes wuxuu u sheegay in aanu sii wadi karin kooxda haatan. Balse warar soo baxaya ayaa sheegay in shaqada kooxda United uu si ku-meel gaadh ah u sii waddi doono Giggs.

Haddab dadka faalaanqeeya kubadda cagta ayaa is weydiinaya in go’aankii lagu eryay Moyes inuu yahay mid sax ah iyo mid khalad ah.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

City Oo Awood Ku Muquunisay West Brom Iyo Fariintii Taageerayaasha

Kooxda Tottenham Hotspur Oo dooneysa Weeraryahanka Man. United Danny Welbeck

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: