WAR DEGDEG AH: Hazard Oo Heshiis La Galay Gladbach, kana tegaya Chelsea

Hazard

Laacibka da’da yar ee Hazard ee u dhashay wadanka Belgium ayaa heshiis rasmi ah la saxeexday kooxda ka dhisan wadanka Germany ee Borussia Monchenglandbach.

Borussia Monchengladbach ayaa xaqiijisay in ay heshiis rasmi ah la gashay laacibka da’da yare e Thorgan Hazard oo ka tirsan kooxda Chelsea, isla markaana uu saxeexay heshiis uu ugu ciyaari doono muddo shan sannadood ah oo socon doona illaa sannadka 2020.

Thorgan Hazard oo ay walaalo yihiin xiddiga Chelsea ee Edin Hazard, ayaa ka tirsanaa da’yar Chelsea balse muddo amaah kula joogay Borussia Monchengladbach.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Cesc visits Barca Stars: Fabregas Oo Booqday Barcelona & kulankii Messi iyo Pique + Sawirro

Barca Iyo Taariikhda Madow ee Garsooraha Dhex dhexaadinaya Ciyaarta Man City Ee Berri

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com