8:15 am - Saturday August 19, 2017

War Qosol Badan: Xanjo uu cunayay Tababare Jürgen Klopp Oo lagu qiimeeyay 150-Euro

Khadar Dirir

Wargeyska Daily Mail ayaa lagu xusay in taageerayaasha Borussia Dortmund isku heystaan iibka Xanjo uu cunayey tababare Jürgen Klopp, waxaa sheekadda iibkan soo helay oo bogagiisa hore ku soo qoray wargeysyadda Daily Mail iyo Ebay oo caan ku ah waxyaabaha qosolka leh.

Xanjadan waxa uu isticmaalay Jürgen Klopp kulanki kooxdiisu salaasadii hore  la ciyaartay Wolfsburgo semi-faynalka koobka Germany.

Dad ku dhow 67-ruux oo raba inay iibsadan xanjadan waxay soo bandhigeen adduun dhan 124Ginni oo ku dhow 150-Euro.Bandhiga xanjadan waxay sii socon doontaa tan iyo toddobaadyadda  fooda inagu soo haya haddii alle idmo.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Tigidhada final-ka Coppa Italia Oo ku dhow in la dhamaysto! 

RealMadrid Oo qorsheynaysa in Benzema ka Iibiso Arsenal si ay u hesho Suarez

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: