Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland, Cabdillaahi Faarax Maydhane ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedaymo uga yimid Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo la xidhiidhay tartan lagu xusayo Marxuum Cigaal oo sida Xildhibaanku ku dooday uu isagu qaban lahaa.

Wasiir Maydhane ayaa waxa uu tilmaamay in xildhibaanka loo doortay sharci dejin, laakiin aanay ahayn in shaqada Wasaaradda ku qabsado.

Halkan ka daawo Wasiirka oo u jawaabay xildhibaanka