Portland Trail Blazers ayaa 108 dhibcood iyo 87 ku dhaaftay L. A. Lakers oo saaka subaxnimadii hore ay isku haleeleen ciyaar aad u xiiso badan oo dad badan daawadeen.

Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badnayd ayaa waxa farxad ay natiijadeedu gelisay Portland Trail Blazers, halka Los Angeles Lakers ay niyad jab garoonka kala baxday.

Natiijadii ciyaarta:

Trail Blazers 25 30 23 30 108
Lakers 26 31 12 18 87