Wax Ka Baro Toban Xiddig Oo Saftay Kulanka El Clasico Oo ku sii Jeeda Premier league

Xiddigaha ka ciyaara kulanka El Clasico ee dhexmara kooxaha Real Madrid iyo Barcelona waa kuwa ugu caansan Adduunka maadaama kulankaas dunida oo dhan laga daawado.

Hadaba kulanka Clasico ayaa waxaa uu lumin doonaa Toban  xiddig oo muhiim kuwaas oo siyaabo badan kooxahooda uga tagaya, halka kuwana la doon doonayo.

Majalada G.Sports ayaa soo bandhigtay Toban  xiddig oo ka soo muuqday kulaka El Clasico inay ka ciyaari karaan Premier league oo kooxo badan ay ka doonayaan.

-Alex Song-Man United

-Luka Modric-Chelsea

-Dani Alves-Man United

-Alvaro Morata-Arsenal

-Carles Puyol-Liverpool

-Iker Casillas-Arsenal

-Victor Valdes-Manchester City

-Gareth Bale-Man Unied

-Pedro-Man United ama Arsenal.

-Fabio Coentrao-Man United

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Ronaldo:”Ma Aaminsani Inaan la Soo Ciyaaray Xiddigo iga Wanaagsan Aniga”

Barcelona Oo meesha ka saartay inuu Messi Iib Yahay 

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com