Wiil Uu Dhallay Ciyaaryahan Skrtel Oo Garoonka Anfield Dhex Qaaday Ciyaartii Tottenham

Ciyaartii Liverpool guusha 3-2 da ah kaga dul talaab satay Tottenham ee ay kaalinta afraad cadaadiska ku saartay, ayaa waxaa sii laban laabay xaladdii iyo xiisihii ciyaarta , kadib markii dhawr qof oo taageereyaal ah isla markaana shaqsiyaad caan ahi ku lamaan yihiin garoonka soo dhex galleen habeenkaasi.wiilka Martin Skrtel
Innanka uu dhallay ciyaaryahanka difaaca Liverpool uga ciyaara ee Martin Skrtel, oo lagu magacaabo Matteo, iyo oorida ciyaaryahanka, Barbora Lovasova, ayaa wakhti ku dhex qaatay geggida Anfield daqiiqadihii ka horeeyey bilowga ciyaarta, iyagoo sawiro ku dhex gallaya isla markaana kor u sii qaaday xamaasadii taageerayaasha indhaha ku hayay lamaanahan. wiilka Martin Skrtel 1
Wiilka ciyaaryahanka difaaca ahi dhallay ayuu isbaray halyeyga naadiga Chelsea Steven Gerrard, kadibna kubada qaatay oo garoonka ku dhex ciyaaray isagoo ku lebisan dirayska kooxda Liverpool, halka hooyadiina sawir qaadista la daba socotay.wiilka Martin Skrtel 5 wiilka Martin Skrtel 4 wiilka Martin Skrtel 2wiilka Martin Skrtel 3

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

David Villa Oo Dhaliyey Goolkii 1-aad ee Taariikhda kooxda New York City FC

Video – Barcelona Garaacday Villarreal

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com