3:10 am - Sunday June 25, 2017

Xanta: Robben oo Man Utd ku soo socda Iyo Rooney oo PSG lala xidhiidhinayo

Aidarous

Warbaahinta Ingiriiska ayaa Saaka bogagooda hore ku daabacay in kooxda Manchester United ay xagagan suuqeeda iibka ciyaaryahanadu uu mashquul yahay .

Xidiga naadiga Bayern Munich ee Arjen Robben iyo laacibka Barcelona ee Cesc Fabregas ayaa la sheegayaa inay la soo wareegayso , halka ay xidigaha Wayne Rooney iyo Rio Ferdinand ay warbaahintu leedahay dibada ayay ka yihiin kooxda sanadkan marka uu furmo xuuqu.

Dhinaca kale, Tababaraha Manchester City, Manuel Pellegrini ayaa la rajaynayaa inuu kooxda ka tagayo marka uu xili ciyaareedkani dhamaado , iyadoo sabab loodha dhigayo taageerayaasha oo ka soo horjeeda sii joogistiisa darteed, inkastoo uu kaga badiyey ciyaartii u dambeysay 3-2 kooxda Everton.

Laakiin yaa noqon doona bedelkiisa , waa su’aasha ugu badan ee warbaahinta wadanka Ingiriisku Axadii maanta aadka isu weydiinayso , sidaas darteed kala soco wararka suuqa oo daray ah , shabakada www.cadalool.com.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Copa Italia Final : Taageere Rasaas Lala Dhacay Iyo Rabshado Xoogan Oo Ciyaartii Napoli Iyo Fiorentina Hakad Galliyey

Taageere qudha Laga Jaray Iyo Cabsida Sii Kordhaysa Ee Magaalooyinka Marti Gallinaya Ciyaaraha Koobka Aduunka Brazil

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: