2:56 pm - Saturday July 29, 2017

Xavi Hernandez Oo Booqday Xeradda Qaxootiga Falastiin Ee Dalka Jordan

Samatar Mohamed
Former Barcelona football player Xavi Hernandez (R), who currently plays for Al-Sadd in the Qatar Stars League, takes part in a football training session as he visits the al-Baqaa Palestinian refugee camp near Amman on September 29, 2016. / AFP PHOTO / Khalil MAZRAAWI

Mid ka mid ah hindisaha koobka adduunka ee Qatar lagu qabanayo 2022 ee loo bixiyay ‘Generation Amazing’, xiddigii hore ee Barcelona Xavi Hernandez oo Ambassador u ah ayaa Khamiistii waxa uu xeradda qaxootiga ee Baqa ee ku taala Waqooyiga Camaan waxa uu kula ciyaaray qaxooti Falastiiniyiin ah.

Xiddigii hore ee kooxda Blaugrana iyo xulka qaranka Spain oo markii uu ka tegay kooxda Barcelona ku biiray kooxda Al-Sadd sannadkii 2015-kii, ayaa si weyn ula qabsaday dunnidda Carrabta.

“Waxaan halkaan u joogaa inaan dad caawiyo, marka ay fursad ceynkaas ah soo baxdo, waa khasab inaan sameeyo” ayuu yidhi Xavi ka dib markii uu la ciyaaray qaxootiga.

Hindisaha Generation Amazing ayaa u muuqda mid u adeegsanaya kubadda cagta, horumarin bulshaddeed oo lagu caawinayo carruurta inay ku gaadhaan hammigooda.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

War Cusb: Horyaalka Serie A-da Oo Markii Ugu Horeysay Dhaqan Gelinaya Hannaan Cusub Oo Horyaal Kale Aanu Adeegsan..!

Massimo Moratti Oo Lagu Wado In Markale Uu Madaxwayne U Noqdo Inter Milan!

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: