3:16 pm - Sunday January 20, 7439

Xavi Oo Caawa Barcelona U Safanaya Kulankiisii 750aad

267 Viewed Abdiwahab Ahmed Comments Off on Xavi Oo Caawa Barcelona U Safanaya Kulankiisii 750aad

Spain's football player Iker Casillas (LXavi Hernández ayaa sii wada in uu taariikh ka samaysto kooxda Barcelona. Haddii uu caawa tababare Luis Enrique safo kulanka Elche, waxa uu Xavi Hernandez ciyaari doonaa ciyaartiisii 750aad.

Mishiinkan khadka dhexe ayaa ah ciyaartoyga ugu safashada badan leh taariikhda Barcelona, waxaanu ka sii fogaanayaa dhamaan ciyaartooyada ay isku dhow yihiin ama kuwii uu rikoodhkooda hore u jebiyey.

Xavi waxa uu Barcelona u ciyaarayaa sannadkii 17aad, waxaana la filayaa in uu ku jiro wakhtiyadiisii ugu dambeeyey ee uu kooxdaas ka sii dhex muuqdo, iyadoo dhawaan la sheegay in uu ka tegayo balse haddana saxeexay heshiis uu sannad kale kula sii joogo naadiga.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Real Madrid oo Wada hadallo Heshiis kordhin ah la bilaabaysa Ramos

SAFARKA DHIMASHADA: Naftaada Maku Aamini Lahayd Halkan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com