6:43 pm - Monday August 21, 2017

Xiddigii hore Ee Juventus Del Piero Oo Iftiimiyey inuu si rasmi ah uga soo tagayo Kooxdiisa  Sydney FC 

Khadar Dirir

Laacibkii hore ee kooxda Juventus ee imika u safta naadiga Sydney FC ee ka ciyaarta A-League ee dalka Australia Alessandro Del Piero ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu ka soo tagayo kooxdiisa kaddib laba xilli ciyaareed uu la soo qaatay.

Maanta oo isniin ah ayay is hor fadhiisteen madaxda kooxda Sydney iyo Del Piero si ay uga hadlaan mustaqbalka laacibka iyagoo ku heshiiyay inay soo afjaraan xidhiidhkooda.

Lama oga halka uu noqon doono saldhiga cusub ee Del Peiro hayeeshee waxaa la sheegay inuu carabka ku dhuftay laacibka inuu doonayo inuu dib ugu soo laabto dalkiisa hooyo ee Talyaaniga.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Inter Milan iyo Napoli oo is mari waayey iyo Higuain oo dhaawac soo gaadhay

Tevez:”Gool-dhalinta waxaa ka muhiimsan Horyaalka”

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: