8:21 am - Saturday August 19, 2017

Xidigaha Reer Brazil ee Chelsea Oo Ay Kulmisay Xaflada Dhalashada Ramires Inankiisa

Aidarous

Laacibiinta saddexda ah ee reer Brazil una ciyaara Chelsea, ayaa si weyn ula debaal degay xaflada dhalashada ee loo sameeyey wiilka uu dhallay Ramires ee Davi Ramires oo 4 sanno jirsaday.

Willian, David Luiz iyo Oscar ayaa dhamaantood ka soo xaadiray, damaashaadka wiilkaas yar ee uu aabaha u yahay saaxiibkood ee Davi.

Ramires wiilkiisaRamires, oo 27 jir ah, oo ku soo biiray kooxda Chelsea sanadkii 2010-kii , ayaa ula qabsaday si qof waligiiba joogay naadiga, isagoo ka qayb gallay 100 kulan oo naadigu ciyaaray mudadaas uu ku sugnaa.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
4/5 - 1
You need login to vote.

Real Madrid oo Hanatay Copa del Rey Iyo Gareth Bale Oo Sida Faraska U jiidhay Barca

Ronaldo : Madrid Wey U Qalantay Guusha Copa del Rey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: