Xulka England Oo Laga Reebay Koobka Aduunka ee Ciyaaraha Cricket-ka

Xulka qaranka wadanka Ingiriiska ee ciyaarta Cricket ka ayaa laga reebay tartanka koobka aduunka ee ka socda wadamada Australia iyo New Zealand kadib markii xulka Bangladesh si xarago leh ugaga guuleystay 15 orod oo saafi ah.
Hormo 276 darbadood oo guul ah, ayaa England lagaga saaray dibna loogu diray inay ku noqoto gurigoodii , maadaama dhibcaha ay urursadeen ciyaarta dhexdoodu dhaafi weyday 260.england oo bangladesh ka reebtay Koobka aduunka ee Cricket ka
Bangladesh ayaa wareegii koobaadba ka heshay 275-7 ciyaarta labada qaran ku dhex martay magaalada Adelaide iyadoo uu 103 kamid ah u dhaliyey xidiga Mahmudullah halka laacibka Mushfiqur Rahim uu ka keenay 89.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

War culus: Ancelotti Oo Iska Casilaya Real Madrid

Dani Welbeck Muxuu ka yidhi Goolkii uu ka dhaliyey Manchester United?

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com