Abubakar Barry Oo Xulka Maroodiyaasha Afrika Gacanta Ka Saaray Koobkii Qaramada Qaarada Afrika – Sawiro

Ivory Coast ayaa ku guuleystay koobkii ugu horeeyey tan iyo 1992 kii ee Tartanka qaramada qaarada Afrika ah kadib markii ay Rigoodhayaal 9-8 ah kaga takhaluseen xulka Ghana ciyaartii Finalka ahayd oo ka dhacday Bata Stadium xallay.

Wilfried Bony ayaa rigoodhihii ugu horeeyey ka khasaariyey laakiin xulka maroodiyaasha Afrika lagu naanaysaa wuu ka soo kabtay labadii rigoodhe ee laga qabtay waxaana aakhirkii isku soo hadhay labada goolwade ee Rizak iyo Boubacar Barry oo ugu dambeyn intuu ka qabtay kiisii shabaqa ku hubsaday halyeygii xallay magaciisa ku daray buuga taariikhda kubada cagta Afrika.

Waxay ahayd ciyaar aan waxba la isula hadhin laakiin lagu kala bixi waayay , waxaanay labada xidig ee naadiga City ee Bony iyo Yaya Toure ku guuldaraysteen inay abuuraan fursado ku filan halka weeraryahanada Ghana aad moodeysay inay ka awood badan yihiin , laakiin 90 kii daqiiqo iyo 20 kii minute ee lagu daraba waxaa la isla dhaafi waayay 0-0 , rigoodhayaashiina waxaa nasiibku ugu hiiliyey Ivory Coast uu koobkii ku qaaday 9-8 gool kulaad.Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 1 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 2 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 3 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 4 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 5 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 6 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 7 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 8 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 9 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 10 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 11 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 12 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 13 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 14 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 15 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 16 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 17 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika

Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 19 Ivory Coast oo ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika 20

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Warbaahinta Dunida Oo Aan u Kala Hadhin Dhalliisha Real Madrid

Somaliland: Goorma Ayaa La Qaban Doonaa Tartanka Gobollada?

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com