1:34 pm - Wednesday June 28, 2017

Xulka Qaranka England ee Koobka Aduunka Oo Lagu Dhawaaqay

Aidarous
Liiska Xulka Qaranka England
Liiska Xulka Qaranka England

Tababare Roy Hodgson ayaa daaha ka fayday 23 ka ciyaaryahan ee qaranka wadanka Ingiriiska uga qayb gallaya koobka aduunka ee sanadkan Bisha lixaad ka qabsoomaya wadanka Laatiin Amerika ee Brazil.Liiska Xulka Qaranka England

Hodgson ayaa cadeeyey in sanadkan uu u kaxaysan doono koobka aduunka , ciyaaryahano dhalin yaro u badan si uu ugu guulaysto 48 sanno kadib koobkii koowaad ee England qaado.

One notable absentee is Manchester United midfielder Michael Carrick, less than two years after he was tempted out of international retirement by the England manager.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Simeone Oo Qiray Inuu Cadho Kaga Baxay Garoonka

Thiera Henry

Henry Oo Yeeshay Twitter, 60 kun Oo Qofna Ku Darsadeen ilbidhiqsi Gudihii

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: